Buugaagtaan aad u jeedan waxaa la diyaariyey 1985kii, waxaana diyarisay wasaraada waxbarashada iyo barbaarinta somalia. Sanado badan ka dib waxaa suurta gashay in la isku soo aruuriyo buugagta oo dadka somaliyeed la soo gaarisyo. Shaqada gashay shaqo yar mahaan waxaadna ka dareemi karta habka loo qoray buugagta.
BUUGA FASALKA 1AAD
BUUGA FASALKA 2AAD
XISAAB FASALKA 1AAD
XISAAB FASALKA 2AAD
SHEEKOOYIN SOMALIYEED
Sidee kula tahay hadii aan wax yar yar ka badalo buugagta si sandka la maraayo ula sucdaan? Sida warqada hoose.
Fikirkaaga ila qeeybso🙂
ilahay miisan aakhro ha kuu saraa wll waalidkii wax kusoo barayna ilahay khayr hasiiyo
Mnshllah hormar wacan
Mahadsanid abaayo 🙂
Abyo sedhin ula daga ifhamsi
Abayo video ayaan ka soo sameeyn doona inshallah.
M.a
Waaan sodhawanan aad walpa
Waad ku mahadsantahay abaayo 🙂
Waa fikrad fcn
Mhdsnd ustaad
Mahadsanid abayo
Masha allah waa rayi aad u fiican sababtoo ah marka lays barbardhigo labada sawir farqi weyn ayaa udhaxeeya, inkastoo sawirada qaar ay adagtahay qarkood in lahelo ama uu raadiskoodu waqti qaato. Horey usoco ayan kuleeyahay rayigaaguna aad buu uwacanyahay.
Waa fikir aad u fiican jazaakallaag abaayo nala soo wadaag macaha adag seen u heli karnaa ama sideen buug uga dhigi karnaa jazaakallaah
Abaayo video ayaan ka soo sameeyn doona inshallah
Sawiro
Abayo Kiin sidaas ku soco waan kugu dhiiri galinayaa.
Mahadsanid walal
Ma fahmin abaayo ?